Category: WARKA MAANTA

Xog: Fiqi oo ay xaaladda ku xumaatay iyo go’aan yaab leh oo uu qaatay

Muqdisho (Deyniile Media) – Waxaa magaalada  muqdisho weli ka socdo dadaalka loogu jiro sidii uu siyaasi kasta u heli lahaa kursiga Ra’isulwasaarenimo ee dhawaan la filayo inuu ku dhawaaqo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Wararka hadda soo gaarayo Shabadda Dayniile Media xafiiskeeda magaalada Muqdisho ayaa sheegayo inuu Axmed Macalin Fiqi ka tanaasulay hamigii uu ka lahaa xilka Ra’isulwasaaranimo oo uu dadaal dheer ugu jiro  tan iyo markii Farmaajo loo doortay xilka madaxweynimo ee Soomaaliya.

Wararka ayaa intaa raacinayo inuu Fiqi ka quustay xilkaas maadaama uu beeshiisa kala kulmay cadaadis weyn, wuxuuna hadda bilaabay inuu u ololeeyo siyaasi kale oo isna xilkaas raadinayey.

Fiqi ayaa la sheegay inuu xilka Ra’isulwasaaranimo u raadinayo Abshir Bukhaari oo ah guddoomiye ku xigeynka labaad ee aqalka Sare kaasoo la sheegay inuu u ololeenayey Farmaajo intii ay socotay doorashada Soomaaliya.

Dhanka kale waxaa jiro warar sheegayo maadaama uu Fiqi ka quustay rajadii Ra’isulwasaranimo uu daneenayo sidii ay beeshiisa xilkaas ku weyn laheyd si uu u helo wasiir.

Waxaa jiro siyaasyiin badan oo xilkaas raadinayo kuwaas oo ay isku beel yihiin Fiqi waxaana kamid ah:

1) Dr. Cabdinaasir Cabdulle Jaamac

2) Cabdiraxmaan Cabdishakuur

3) Dr. Culusow

4) Yuusuf Garaad Cumar

Iyo kuwa kale oo kasoo jeeda beelaha kale sida Mudulood iyo Murusade, waxaana laga warsugayaa go’aanka uu qaato Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo maanta la wareegayo taliska madaxtooyada Villa Soomaaliya.

Deyniile Media
Xafiiska Muqdisho
dayniilecom@hotmail.com

Source: Dayniile

Faroole oo shaaciyay cida ugu badan ee faragalinta ku heysa Farmaajo

Muqdisho (Deyniile Media) – Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland ahna Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ee DFS C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud ”Faroole”, ayaa si adag uga hadlay Faragalinta lagu hayo howlaha Madaxweynaha JFS Maxamed C/llahi Farmaajo.

Faroole ayaa sheegay in faragalin lagu hayo Madaxweynaha, waxa uuna tilmaamay inay wanaagsan tahay in faraha lagala baxo howlaha Qaranka ee khuseeya Madaxweynaha.

Xildhibaan Faroole waxa uu sheegay in Faragalinta ay tahay mid badi ka imaaneysa Madaxda Madasha, waxa uuna ku baaqay in faraha lagala baxo howlaha Madaxweynaha khuseeya.

Xildhibaan Faroole waxa uu sheegay inay muhiim tahay in fursad la siiyo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed ”Farmaajo”, si uu u soo xusho Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Faragalinta ayuu sheegay inay qeyb ka tahay mid Madaxweyanha uga imaaneysa Dowladaha Shisheeye ee ku sugan magaalada Muqdisho waxa uuna carab dhabay in labada Aqal aysan u dulqaadan doonin in la faragaliyo Dowlada cusub ee taageerada ka heysata shacabka.

Dhinaca kale, Xildhibaan C/raxmaan Faroole ayaa shacbiga Soomaaliyeed ugu baaqay in ay taageeraan Madaxweynaha cusub, iyadoo aanu burineynin dhaqaalaha ay haysato Dowladda Federaalka.

Xasan Sheekh oo inta ka dhiman noloshiisa noqonaya xildhibaan (Sababta?)

Muqdisho (Deyniile Media) – Waxaa soo baxaaya warar hoose oo sheegaya in Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud uu noqon doono Xildhibaankii u horeeyay ee ka tirsan BFS inta uu noolyahay.

Xildhibaanimada Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dheeraad ku noqon doonta tirada Xildhibaanada BFS, maadaama uu soo hogaamiyay dalka.

Dastuurka dalka ayaa dhigaaya in cid waliba oo noqota Madaxweynaha Somalia uu noqonaayo Xildhibaan ka tirsan BFS marka uu ka dego xilka, isagoo dheeri ku noqonaaya Xildhibaanada inta uu noolyahay.

Dastuurka qodobkiisa 64aad farqadiisa 4aad Page 19 ayaa qeexaaya in Madaxweynaha Somalia uu noqonaayo Xildhibaan inta uu noolyahay.

Qodobada aan kor ku xusnay ayaa fursad siinaaya Madaxweyne waliba oo Hogaamiya Qaranka Somalia inuu kamid noqdo Xildhibaanada BFS, isagoo aanu gali doonin doorasho iyo is jiid jiid.

Meeqa saac ayuu maanta Farmaajo la wareegayaa Villa Somalia?

Muqdisho (Deyniile Media) – Maanta waa maalintii lagu ballansanaa inuu madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo la wareego taliska madaxtooyada sidoo kalana la sagootiyo madaxweynihii waqtigiisa dhamaaday ee Xasan Shiikh Maxamuud.

Waxaa xarunta saakay si xooli ah uga socdo diyaar garowga loogu jiro sidii ay si habsami leh ugu dhici laheyd xil wareejintaas.

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo hadda ku sugan Hotel Jazeera ayaa la filayaa inuu 9:30 subaxnimo waqtiga Muqdisho si rasmi ah u wajaho xarunta madaxtooyada oo lagu qaban doono xaflad aad loosoo agaasimay.

Madaxweynaha iyo gacan hayayaashiisa ayaa hadda diyaar garow ka wado Hotelka Jazeera si ay halkaas uga soo guuraan una imaadaan halka Soomaaliya looga arrimiyo.

Madaxweynaha cusub ayaa waxaa horyaal shaqooyin badan waxayna shacabka indhaha ku hayaan madaxtooyada iyo waxa ka imaan doono.

Shaqada ugu horreyso ee uu madaxweynaha qaban doono waa inuu soo magacaabo Ra’isulwasaaraha cusub oo ay ku tartamayaan shaqsiyaad badan oo kasoo kala jeedo qaar kamid ah beelaha Soomaaliyeed.

Wixii warar ah ee kusoo kordha waan idinla socod siin doonaa Inshaa Allah.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com