Category: WARKA MAANTA

Sawirro: Xog dheeri ah oo laga helay gaadiidii iyo hubkii lagala baxay Villa Somalia

Muqdisho (Deyniile Media) – Waxaa soo baxaaya warar dheeraad ah oo ku saabsan daadgureyn lagu hayo Hantida Qaranka ee ku jirta Madaxtooyada Somalia tan iyo markii la doortay Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo.

Hantida lagala baxay Madaxtooyada Somalia ayaa waxaa ugu badan Gaadiid nooca Madaxda oo dhawaan loogu deeqay Dowlada Somalia kuwaa oo ku xareysnaa Garaashka weyn ee Madaxtooyada Somalia.

Gaadiidka lagala baxay Madaxtooyada ayaa la sheegayaa inay u badan yihiin kuwa aanu xabada karin iyo Gaadiidka Gaashaaman kuwaa oo tirro ahaan kor u dhaafaya 9 Gaari oo aan horay loo isticmaalin.

Gaadiidka lagala baxay keydka Gaadiidka Madaxtooyada ayaa waxaa kamid ah Gaadiidkii Jun 5, 2014 ay Dowlada Imaaraadka ugu deeqday Dowlada Somalia oo lagu wareejiyay Madaxtooyada Somalia kuwaa oo ah nooca aanu abadu karin.

Gaadiidka la daabusha ayaa waxaa sidoo kale kamid ah nooca loo yaqaan Cabdi-bilaha oo Dowlada Imaaraadka ay bixisay June 10, 2015, waxaana Gaadiidkaasi ku jiray nooca raaxada oo ay Xabadu karto.

Hantida lagala baxay Madaxtooyada ayaa waxaa sidoo kale kamid ah Hub noocyo kala duwan leh oo laga soo saaray Bakhaarka Keydka Hubka ee ku dhexyeel Madaxtooyada Somalia.

Wararka ayaa sheegaya in arrintan ay ku lug leeyihiin xubno ku dhow Xasan Sheekh, saraakiil iyo shaqsiyaad kale oo la sheegay in madaxtooyada ka tirsan yihiin kuwaa oo baqdin ka qaba inay meesha ka baxaan xil wareejinta kadib.

Hanti dhowrka Qaranka ayaa arrintaani afka ka qabsaday sababo la xiriira amaankiisa, waxa ayna dadka ku howlan diyaarinta Munaasabada xil wareejinta, Caleemasaarka iyo kuwa sida gaarka ula shaqeeya Madaxweyne Farmaajo ficiladaani ka muujinayaan dhaliil.

Dhinaca kale, Madaxweyne Farmaajo oo aan si rasmi ah u saldhigan ayaa qudhiisa arrintaani ka muujinaaya dhaliil, inkastoo uusan awoodin inuu ka hordhaco.

Source: Dayniile

Xog-warran: Farmaajo oo 2 sano gudahood laga sugayo laba arrin midkood

Muqdisho (Deyniile Media) – Waxaa lagu wadaa in Madaxweynaha la doortay ee Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo uu isbedel ku sameeyo xaalada Somalia oo aan caga ku taagneyn.

Isbedelada la hadal hayo inuu sameynaayo Madaxweynaha dalka ayaa waxaa kamid ah Amniga, Dhaqaalaha, Cadaalada iyo Horumarka Somalia.

Madaxweynaha Cusub ayaa ballanqaaday in dalka uu ka dhalin doono Cadaalad lagu diirsada waxa uuna sidoo kale sheegay in muddo kooban uu wax uga qaban doono xaalada murugeysan ee ka jirta Somalia.

Madaxweyne Farmaajo ayaa leys weydiinayaa isbedelada uu la imaan doono Sanadka ugu horeeya oo si xooli ah ay ku shaqeyn doonto Dowladiisa waxa ayna dadku hadal hayaan in sanadka koowaad uu Madaxweynaha lagala kulmi doono laba arrin midkood.

1-Madxaweyne Farmaajo oo ku jira tijaabo ayaa laga sugayaa in sanadka koowaad uu la imaado isbedel lagu xaqiijinaayo dhammaan howlaha ay shacbiga uga baahan yihiin fulintooda.

2-Madaxweyne Farmaajo ayaa la mid noqon doona kuwii ka horeeyay iyadoo ay suuragal noqon doonto in caqabado ay ka hor istaagan dhaqaajinta Dowlada cusub, maadaama kuwii ka horeeyay ay sameyn waayen guulihii laga filaayay.

Marka la’eego qorshooyinka Madaxweynaha waxaa kamid ah inuu beenin doono wararka sheegaya in Somalia aan laga sameyn karin Isbedel iyo Horumar.

Dadka dhaliilsan Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa qaba in Madaxweynuhu uusan la imaan doonin isbedel ka duwan kuwii ay sameeyen Madaxweynayaashii hore.

Waxa ay qabaan in Caqabada ugu horeysa ee soo waji doonta Madaxweynuhu ay noqon doonto Faragalinta Shisheeye, maadaama Shisheeyuhu ay adeegsan karaan Awoodo qarsoon oo ay kamid tahay Siyaasiyiinta kasoo horjeeda Dowlada Cusub.

Dadka qaar ayaa qaba in awooda Madaxweynaha ay soo shaac bixi karto 2 sanno gudaheeda, iyagoo carab dhabaaya in Somalia ay ka bixi doonto dhibaatada ama ay kusii nagaan doonto dhibta.

Saciid Maxamed Nuur oo kamid ah dadka bartay Siyaasada ayaa qaba in Madaxweyne Farmaajo uu heysto wakhti ku filan, waxa uuna taa bedelkeeda sheegay inuu qabo in 2 sanno gudahooda uu ku qabankaro wax muuqda, waa haddii uu xakameeyo faragalinta Shisheeyaha.

Saciid waxa uu sheegay inaanu waxqabad laheyn Dowlad aan tageero ka heysan Shacbkeeda waxa uuna carabdhabay in Dowlada Madaxweyne Farmaajo ay tahay tan ugu shacbiyada badan marka la’eego Dowladihii hore ee dalka soo maray.

Wuxuu tilmaamay in Dowlada ay ka dhowr sugayaan 2Sanno ee ugu horeysa oo ay heysato fursadaha ugu badan oo soo maray Dowlad cudoon ah.

Shacbiga Soomaaliyeed ayaa dhagaha u raaricinaaya isbedelada ay sameyneyso Dowlada Cusub, inkastoo ay saadaalinayaan in Dowladaani ay imaaday xiligii loo baahnaa.

Dhinaca kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa si hordhac ah Shacbiga Soomaaliyeed u tusay awoodiisa Madaxweyninimo, waxa uuna qaaday talaabooyin ku xeeran Noloshada Shacabka, walow aan la saadaalinkarin sida ay noqon doonto laba Sanno kadib.

Deyniile Media
Xafiiska Muqdisho
dayniilecom@hotmail.com

Xog-warran: Xaamud iyo Madaale oo bixin doona qiimaha taageeradoodii Xasan Sheekh

Muqdisho (Deyniile Media) – Waxay magaalada Muqdisho soo martay bilooyin ay ka socdeen olol loogu jiray xilka madaxweynimo, waxaan ololahaas ka qeyb ahaa madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo rabay inuu noqdo madaxweynihii ugu horeeyey ee xilkiisa difaaacdo macnaha mar labaad xilka kusoo laabto.

Haddaba ololihii doorashada way soo dhamaadeen Xasan Shiikhna xilkii waa laga xayuubiyey haddaba waxaa la is waydiinayaa  sidee ayey noqon doontaa xaaladda siyaasyiintii, Shaqaalihii dowladda, saraakiishii ciidamada ee sida cad u muujiyey taageeradooda ay u hayaan Xasan Shiikh Maxamuud isla markaasna la garab taagnaa hiil iyo hoo.

Waxaan warbixin tixanamo ah ka sameyn doonaa dadkaas waxaana maanta miiska noo saaran  Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Jen. Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo aan marnaba qarsan taageerada ay u hayeen Madaxweynihii hore Xasan Sheekh.

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Jen. Xaamud ayaa munaasabadii maalinta ciidanka Booliska Soomaaliyeed ku dhawaaqay in cododka Saraakiisha ciidanka ee ka mid noqday Baarlamaanka ay yihiin kuwo uu heysto Madaxweyne Xasan Sheekh, sidaas darteed uu heli doono cododkaas oo uu ku tashanayo.

Hadalkii laga diiwaangeliyey Jen. Xaamud maalintaas waxay aheyd sidaan hoose

 “Mudane Madaxweyne, Baarlamaanka labadiisa aqal saddex sarkaal oo booliska ayaa ku jira, oo labo taliye ah, waxaa ku tashaneysa cododka Sareeya Gaas Cabdi Qebdiid, waa ku tashaneysa codka Booliska waaye, waxaa ku tashaneysa Sareeye Gaas Shariif Sheekhuna Maye, Maxamed Ibraahim cabdi Diyeeshe codkaas waa ku tashaneysa”ayuu yiri Jen, Xaamud oo ka hadlayay Munaasabadii Ciidamada Booliska ee 21-kii December ka dhacday Magaalada Muqdisho.

Hadalkaas oo u muuqday mid qaawan ayaa waxaa laga bixiyey fikrado kala duwan oo ay ka dhiibteen siyaasiyiin, madax iyo dadka magaca ku leh bulshada waxaana lagu tilmaamay inuu ku xadgudbay waajibaadka  qaran oo uu sharci u heysan inu shaqsi gaar ah taageero sida Xasan Shiikh Maxamuud.

Inuu si toos ah u taageero Xasan waxaaba uga sii darneyd markii ay dhici weysay riyadiisa aheyd inuu Xasan Dib mar kale ugu fadhiisto kursiga madaxweynimo ee Soomaaliya,  waxayna siyaasiyiinta ku tilmaameyn hadalkaas inuu ahaa mid uu si cad isugu toogtay afkiisa waana midda hadda shakiga loo gelinayo inuu xilkiisa waayo.

Marka loo fiiriyo qanuunka u dajisan ciidamada amaanka sharci ma ahan inuu sarkaalka ama askariga uu ka qeybgalo ololaha doorashada maadaama shaqada kaliya ee  loo igmaday tahay amniga wadanka ciddii dalka hoggaankeeda ku guuleysatana la shaqeeyaan cidda laga guuleystana uga tacsiyadeeyaan.

Shaqsiga kale ee maanta taabaneyso hadalkii uu Xasan ku taageeray waa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Boorsaani oo banaanka si cad usoo dhigtay taageeradiisa ku saabsaneyd madaxweynihii waqtiga ka dhamaaday kaasoo wadanka usoo qabtay inta karaankiisa ah, Boorsaani ayaana si toos ah uga qeyb qaatay olol lagu raadinayey Xildhibaano taasoo ka dhacday magaalada Jowhar oo lagu doortay madaxweynaha cusub ee Hirshabelle.

Mar haddii war kaasoo baxo waa document meel yaal, waxaa Boorsaani laga diiwaangeliyey hadalo cajiib ahaa oo ay kamid ah aheyd: “ Haddi aan ahaan lahaa Xildhibaan waxaan codkeyga sii lahaa Xasan Shiikh Maxamuud si uu markale xilka ugu soo laabto!”.

Marka hadalkaas laga soo tago, waxaa jiro xilal badan oo ay siyaasiyiin ku dhaw dhaw Farmaajo raadinayaan waxaana safka hore uga jiro Xilka Guddoomiyaha  Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho  waxayna midaas shaki weyn gelineysaa mustaqbalka Boorsaani

Farmaajo waxaa la rajeenayaa inu Berri madaxtooyada la wareego, balse midaas ka sokow intii uu Hotel Jaziir daganaa waxaa jiray siyaasiyiin, Xildhibaano, aqoonyahano halkaas iska xaadiriyey kuwaas oo dhammantood ahaayeen xil raadis iyo kuwa xil dad kale u qalqaalinayey.

Marba haddii uu meesha tartan imaado waxay dadka falanqeeyo siyaasadda kuu sheegayaan inay macquul tahay in ay marka hore xilalkooda waayi doonaan kuwii aadka ugu dhaw dhawaa Xasan Shiikh Maxamuud maadaama ay weli ku dambeyso hab raacii Xasan.

Xog: Buuq ka dhacay Villa Somalia iyo ciidamo diiday Xasan oo xabsi la dhigay

Muqdisho (Deyniile Media) – Xog gaar ah oo ay heshay Deyniile Media ayaa sheegeysa in maanta xarunta madaxtooyada Soomaaliya uu ka dhacay buuq la xiriira sugidda amniga madaxweynihii hore ee Soomaaliay Xasan Sheekh Maxamuud.

Ilo-wareedyo ku sugan madaxtooyada Soomaaliya ayaa Deyniile Media u sheegay in Xasan Sheekh uu madaxweyne Farmaajo ka codsaday in dowladda ay lacag ku bixiso sugidda amnigiisa, islamarkaana mushahar siiso ciidamada ilaalin doonaa.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegay inuu aqbalay codsiga madaxweynihii hore, islamarkaana la isku raacay in Xasan Sheekh loo ogolaado illaa 40 askari oo suga amnigiisa, lacagtana ay bixiso dowladda.

Si kastaba, qaar ka mid ah ciidamadii ilaalada ka ahaa madaxtooyada ayaa la sheegay inay diideen inay raacaan madaxweynihii hore, una wareegaan guri uu ku leeyahay agagaarka madaxtooyada oo la sheegay inuu degi doono.

Ilo-wareedyada Deyniile Media ayaa sheegay in ciidamada ay ku andacoodeen inay ka cabsi qabaan in haddii ay Xasan Sheekh raacaan aysan heli doonin mushaharkooda, halka qaar kalena ay sheegeen inay door bidayaan inay sii joogaan madaxtooyada.

Qaar ka mid ah ciidamada ayaa la sheegay in la xiray, ayada oo lagu eedeeyey amar-diido, waxaana kadib madaxtooyada ka dhacay buuq halis gelin karay amniga iyo kala dambeynta xarunta.

Xasan ayaa la sheegay in ugu dambeyn ay ogolaadeen qaar ka mid ah ciidamada, ayada oo weli la isku dayayo in qaar kale laga dhaadhiciyo.

Deyniile Media
Xafiiska Muqdisho
dayniilecom@hotmail.com

Source: Dayniile

Sawirro: Maxaa looga hadlay kulankii Villa Somalia ee Farmaajo, Xasan iyo Jawaari?

Muqdisho (Deyniile Media) – Waxaa maanta mar kale Madaxtooyada Somalia gaaray Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo oo lagu wado in maalmaha soo socda uu la wareego xilka.

Madaxweynaha ayaa waxaa Madaxtooyada kusoo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo ay kawada hadleen xaaladaha uu dalka marayo iyo fursadaha dowladda cusub heysato.

Xasan Sheekh ayaa Madaxweynaha warbixin kooban kasiiyay xaaladihii ugu danbeeyay ee dalka waxa uuna ku baraarujiyay inuu sii ambaqaado howlaha Qaran ay horay ay usoo qabatay Dowladiisa.

Xasan Sheekh waxa uu sidoo kale, Madaxweynaha uga warbixiyay muhiimadda dowladda cusub iyo fursadaha hor yaalla xiligaan, waxa uuna ku dhiiragaliyay in Dowladiisu ay xooga saarto Amniga, Cadaalada iyo Horumarka oo qabyo ah.

Intaa kadib Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo iyo Xasan Sheekh ayaa waxaa kulankooda ku biiray Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jawaari, ayaa isna sharaxaad kooban ka bixiyay howlaha Baarlamaanka cusub iyo sida Xildhibaanada Baarlamaanka ay uga qeybqaadan lahaayen isbedelka cusub ee kusoo saa’iday dalka.

Jawaari ayaa Madaxweynaha u sheegay in dowladda cusub ay heysato fursad dalka ay ku nabaddeyn karto, kuna gaarsiin karto hiigsiga 2021-da si dimoqoraadiyad leh.

Jawaari, waxa uu Madaxweynaha u sheegay in dhibaatooyinkii heystay Dowladihii hore ay kamid aheyd la shaqeyn la’aan ka heysatay dhanka Shacabka waxa uuna cadeeyay in iminka Dowladaani ay hanatay Shacbiga Soomaaliyeed taa oo suuragalinkarta in Dowladu ay ka hanaqaado halka ay iminka taagan tahay.

Sidoo kale, kulanka inta uu socdey waxaa la isku soo qaadey munaasabadda xil wareejinta ee dhici doonta maalinta barrito ah oo ay Tr tahay 16-ka Feberaayo 2017-ka, sida loo diyaariyey iyo dhammeystirkeeda.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa uga mahadceliyey Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud uu dalka soo hoggaaminayey, guulihii la gaaray iyo horumarka dowladnimada Soomaaliya ku lataabsatay, waxa uu sheegay in dowladdiisa cusub ay ku sii dari doonto dedaal dheeri ah, isla markaana ay ka shaqeyn doonto Soomaaliya oo wadajirta in ay guuleysato.

Source: Dayniile

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com