WARKA MAANTA

Xog ka cusub dagaalka gobolka Sh/Dhexe iyo ciidamada dowladda oo…

Mahadaay (Deyniile Media) – Ciidamada Dowladda Somaliya oo maanta ku dhaqaaqay qaybo ka mid ah Deegaanada Bariga Gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa waxaa la soo sheegaya in

Continue Reading »

Qeybta WARKA MAANTA

Puntland oo xi weyn uga hor-timid xeerkii ay dhowaan ansixisay DF Somalia

Garoowe (Deyniile Media) – Wasiiru dowlaha Warfaafinta, Isgaarsiinta, hiddaha iyo dhaqanka Puntland C/fitaax Nuur Axmed (Ashkir) ayaa shir Saxaafadeed uu maanta ku qabtay Garoowe, wuxuu

Continue Reading »

WARKA MAANTA Archives

Explosion heard from ship off the coast of Somalia, official says
- Jun 27, 2017
A huge explosion was heard from a ship off the coast of Somalia’s Puntland region late on Monday and flames were seen rising from what might be a foreign vessel, ...
40 sano kadib xuriyaddii Jabuuti, akhriso taariikhda dalkaas
- Jun 27, 2017
Jabuuti (Caasimada Online) – Dalka Djibouti, waxaa uu qeyb ka ahaa Soomaaliya, illaa gumeystaha uu u kala qeybiyay dhulka Soomaaliyeed, Djibouti waxaa uu qeyb ahaan u soo aaday gumeystaha Faransiiska. Dhulka ...
Caruurta Tanzania ee Albinooska jirkooda la iibsado oo daryaal ka helay Mareykanka: Sawirro
- Jun 27, 2017
Dalka Tanzania waxaa gambasho ku jira dadka daba cudurka Albino “baraska”, kuwaasi oo xubnaha jirkooda lacag aan caadi aheyn lagu iibiyo, waxayna taasi keentay in la ugaarsado dadka qaba cudurkaan ...
Theresa May oo war cad kasoo saartay mustaqbalka dadka midowga Yurub ee UK ku cool
- Jun 27, 2017
London (Caasimada)– Ra’iisul wasaaraha Britain Theresa May ayaa sheegtay inay dooneyso in saddex milyan oo ah muwaadiniin ka soo jeeda waddamada Midowga Yurub ee ku nool Britain ay joogaan, ka dib ...
Saddex qof oo gaajo ugu dhintay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud
- Jun 27, 2017
Galgaduud (Caasimada Onine) – Wararka ka imaanaya Tuulada Lumqo Goronyo ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Saddex ruux ay habeenkii xalay ahaa Gaajo darteed ugu geeriyoodeen Tuuladaasi. Ugaas Salaad Ugaas Maxamed ...
Dagaal culus oo ka socda Sh/dhexe kadib ciidamada DF oo weerar culus qaaday
- Jun 27, 2017
Mahadaay (Caasimada Online) – Dagaal culus, ayaa waxaa xilligan la soo sheegaya in uu ka soconayo Bariga Gobolka Shabellaha Dhexe, ka dib markii Ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom ay saakay ...
Al-Shabaab oo isku khilaafay go’aanka laga qaadanayo Muqtaar Roobow iyo qorsho yaab leh oo socda
- Jun 27, 2017
Baydhabo (Caasimada Online) – Gobalka Baay ayaa ku sugan xaalad ka duwan kuwii sidii hore waxaana la hadal haayaa Go’aankii Mareykanka. Wararka ka imaanaya Gobalka Baay ee Koofurta Soomaaliya ayaa sheegaya ...
DF oo is barbar dhig ku sameysay qaraxyadii Muqdisho ka dhacay sanadkii 2016 iyo bishii Ramadaan
- Jun 27, 2017
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isbarbar dhig ku sameysay qaraxyadii ka dhacay sanadkii 2016 iyo kuwii dhacay bishii barakeysneyd ee Ramadaan taasoo ...

Next Page »