Category: CAAFIMAHADKA

‘F**k Donald Trump’: Hacked radio stations played protest song on loop

‘F**k Donald Trump’: Hacked radio stations played protest song on loop
A number of radio stations across the US have been hacked with an anti-Trump song ‘F**k Donald Trump.’ In many cases, the stations were unable to stop the profanity-laced song playing on a loop.

WFBS, a South Carolina station known for playing oldies, took to Facebook to defend itself after it had been hacked on Monday.

“This is NOT our broadcast!” station president Frank Patterson wrote. “We at WFBS do not take political views!”

READ MORE: Boycott Trump’s America: Anonymous releases ‘WH phone numbers’, issues call to action

‘F**k Donald Trump’ is a song by YG & Nipsey Hussle, who wrote it during the US presidential election campaign.

Radio stations in Nashville, Tennessee, Louisville, Kentucky,  Evansville, Indiana, Salem, South Carolina and San Angelo, Texas have all been hacked since Trump’s inauguration.

Source: Dayniile.com

Nin xaaskiisa dhagaha ka gooyey ka db markii ay murmeen

  • Zarina recovering in hospital (01 February 2017)
Zarina ayaa ku sugan isbitaalka, xaaladeeduna way dagan tahay

Haweeney 23 sano jir ah oo u dhalatay dalka Afqaanistaan ayaa BBC-da u sheegtay in seygeeda uu xirxiray oo uu ka jaray labada dhagood kaddib muran ku saabsan arrimaha qoyska.

Arrintan ayaa ka dhacday gobolka Balkh ee ku yaalla woqooyiga dalkaasi.

Haweeneydan oo lagu magacaabo Zarina ayaa hadda lagu soo waramayaa in xaaladdeeda ay caadi tahay basle ay maskaxiyan isku buuqsan tahay.

Waxa ay sheegtay in aysan gelin wax dambi ah ayna ogaynba sababta uu ninkeeda dhibkan ugu gaystay.

Booliska dalkaasi ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in ninka falkan geystay uu u cararay dhanka degmada Kashinda oo uu hadda ku dhuumaaleysanayo.

Hindiya: Majaajileeste loo xiray inuu haween ku dhunkaday waddooyinka

Caro ka dhalatay kufsiga gabdho Soomaaliyeed

Zarina ayaa warbaahinta Pajhwor u sheegtay in ninkeeda uu hurdo ka soo kacay oo uu dhibkaasi u gaystay iyada oo aysan dhicin wax muran ah oo dhex maray, waxa ayna BBC-da u sheegtay muddo dheer uu aad u xumaa xiriirka iyaga iyo ninkeeda.

Wareysi ay siisay telefishinka Tolo ayaa Zarina waxa ay ka cabatay in ninkeeda uu isku dayay in uu ka horjoogsado in ay booqato waalidiinteeda.

Waxa ay intaasi ku dartay inaysan doonayn in ay nolol dambe ay wadaagaan.

Zarina recovering in hospital (01 February 2017)
Image captionZarina waxay sheegtay inaysanba rabin ninkeeda

Waxa ay sheegtay in ninkeeda uu yahay nin shaki badan oo inta badan ku eedeeya in ay ragga kale la hadasho marka ay booqato reerkeeda, waxa ayna dalbatay in si deg deg ah gacanta loogu soo dhigo oo maxkamad la soo taago.

Dhibaatada ku dhacday Zarina ayaa ka mid ah dhacdooyin dhanka qoyska ah oo ka dhacay dalkaasi, kuwaasi oo intooda badan ka dhan ah dumarka.

Dowladda dalkaasi Afqaanistaan ayaa dhowr jeer oo hore sheegtay in ay isku dayday in ay soo saarto sharci haweenka looga badbaadinayo gabood fallada la xiriira arrimaha qoyska.

Reza Gul (January 2016)Lahaanshaha sawirkaAFP
Image captionReza Gul waa haweenay u dhalatay Afqaanistaan oo horay ninkeeda uu sanka uga gooyay

Balse madaxweyne Xamid Karzai ayaa markii u horreysay ee uu xukunka qabtay waxa uu ku guul dareystay ama uu iska indho tiray in uu saxiixo sharci noocaasi ah inkastoo labada aqal ee uu ka kooban yahay baarlamaanka dalkaasi uu ansixiyay sharcigaasi.

Sanadkii 2014-kii waxa uu dalbaday in isbadal lagu sameyo sharcigaasi, waxaana dadka siyaasaddiisa naqdiya ay sheegeen in isbadalkaasi uu aad u yareynayo caddaaladdii ay heli lahaayeen dhibanayaasha ay arrintani haleeshay.

Madaxweyne Ashraf Ghani oo xilka kala wareegay Karzai ayaa isna wali aan saxiixin hindise sharciyeed ay ansixiyeen labada aqal ee baarlamaanka dalkaasi, waxaana sharcigaasi looga gol-lahaa in looga hortago tacaddiyada ka dhanka ah dumarka.

Source: Dayniile.com

Kenya: Al-Shabaab photos spread amid official void

 01 Feb 2017 – 11:35

Kenya: Al-Shabaab photos spread amid official void

Photo: AA.

AA

NAIROBI, Kenya: The Somali-based al-Shabaab militant group Tuesday released over 100 images claiming to show the aftermath of last Friday’s attack on Kenyan peacekeeping troops in Somalia near the Kenyan border.

Via their pro-insurgent radio Andalus, the al-Qaeda-affiliated militants claimed that the graphic photos showing dozens of soldiers killed (67, the group said) and militants making away with military vehicles and weapons were indeed from the Jan. 27 attack at the town of Kulbiyow in Somalia’s Lower Jubba region. The Kenyan government has said the attack left nine soldiers dead.

Nairobi has yet to comment on the images, spread through Twitter, the Telegram smartphone messaging app, and other digital and social media tools.

Anadolu Agency spoke to George Musamali, a security analyst specializing in the East African region, on the authenticity of the images and the motive behind releasing them.

“Al-Shabaab is very good at propaganda. Every time they have attacked any military camp, they always come up with documentary evidence that they carried out these attacks,” he said.

“The message they are trying to convey is that we attacked this camp, overran the camp, a devastating blow to the Kenyan Defense Force, and drove away with their vehicles and equipment, so basically al-Shabaab are winning the propaganda war by putting these pictures on social media.”

Musamali said that Kenyans were shocked by the release of the pictures, as the Kenyan government had announced that it had overpowered and killed hundreds of militants.

“There is a very loud silence from the president of Kenya, he hasn’t talked about it.”

– No official death toll

Mentioning the African Mission in Somalia (AMISOM) that the peacekeeping troops were part of, he added, “There also is no official communication from AMISOM. Kenyans are annoyed and angry because no explanation is coming from the government. Just like when El Adde [Somalia] was hit, the official death toll was never released.”

At that January 2016 battle, more than 60 Kenyan troops were killed by al-Shabaab militants, but the Kenyan government did not release casualty figures.

Musamali urged the Kenyan government to give credible information on such attacks so people will “stop believing in what is being posted by al-Shabaab as opposed to believing their own government. The government should come out clearly and explain to Kenyans what happened — let us be given the numbers just like developed countries do.”

Musamali said that even though it cannot be immediately verified if the pictures are from last Friday’s attack or previous ones, the government should investigate and let the public know what happened and who should be held accountable. This would improve the morale of the soldiers and ordinary Kenyans, he added.

Source: Dayniile.com

Iran confirms missile test, denies breach of nuclear deal

A UN Security Council resolution bans Iran from developing missiles that can carry nuclear warheads

View photos

 

A UN Security Council resolution bans Iran from developing missiles that can carry nuclear warheads (AFP Photo/-)

Tehran (AFP) – Iran confirmed on Wednesday that it had tested a ballistic missile, but denied that was a breach of its 2015 nuclear deal with world powers.

The comments from Defence Minister Hossein Dehghan came after the UN Security Council met Tuesday to discuss the weekend test, which Washington described as “absolutely unacceptable”.

“The action was in line with boosting Iran’s defence power and is not in contradiction with the JCPOA (the nuclear deal) or Resolution 2231,” Dehghan said.

He was referring to a UN Security Council resolution that bans Iran from developing missiles that can carry nuclear warheads.

“This test was in line with our ongoing programmes,” Iranian media quoted him as saying.

“We have previously announced that we will execute the programmes we have planned in production of defence equipment meant for our national interests and objectives. Nobody can influence our decision.

“We will not allow foreigners to interfere in our defence affairs.”

Iran’s ballistic missile programme has been a bone of contention with the West since the nuclear deal took effect in January last year, triggering the lifting of international sanctions.

Iran says its missiles do not breach United Nations resolutions because they are for defence purposes only and are not designed to carry nuclear warheads.

It has missiles with a range of up to 2,000 kilometres (1,250 miles), sufficient to reach Israel as well as US bases in the region.

– ‘Not naive’ –

US ambassador Nikki Haley told Tuesday’s Security Council meeting that Washington would not stand idly by while Tehran pursued its missile programme.

“The United States is not naive. We are not going to stand by. You will see us call them out,” she said.

Tehran warned Washington against using the issue to fuel tensions.

“We hope that Iran’s defence programme is not used by the new US administration… as a pretext to create new tensions,” Foreign Minister Mohammad Javad Zarif said ahead of the meeting.

The row comes against a backdrop of already strained relations between Washington and Tehran over US President Donald Trump’s travel ban on citizens from Iran and six other Muslim-majority countries.

Some 220 Iranian lawmakers signed a motion on Wednesday endorsing the boosting of Iran’s defence capabilities, the Fars news agency reported.

“The Islamic Republic of Iran’s only way to deter the enemy’s aggression is its missile power,” the motion said, calling the programme “an unavoidable necessity” for protecting national security.

The European Union, which helped broker the nuclear deal, had appealed to Tehran to refrain from activities such as the missile tests, “which deepen mistrust.”

Visiting French top diplomat Jean-Marc Ayrault said Tuesday he had made clear to Zarif his disquiet over the missile tests, calling them “contrary to the spirit” of the Security Council resolution.

Britain also said the test was “inconsistent” with UN resolutions, but stopped short of calling it a violation.

But Moscow, which is fighting alongside Tehran’s forces in Syria, leapt to its ally’s defence.

Deputy Foreign Minister Sergei Ryabkov said Iran’s missile test did not breach Resolution 2231 and accused Washington of “heating up the situation.”

Source: Dayniile.com

Xayiraadda Trum ma saameyn doontaa dagaalka ka dhanka ah Daacish?

Donald Trump oo saxiixaya amarka muranka dhaliyayAmarka madaxweyne Trump ayaa loo arki doonaa caddeyn muujinayso in dowladda Mareykanka ay lid ku tahay Muslimiinta

Haddii si loo eego, jawaabtu waa haa.

Ma jiro qaab dhanka seyniska ah oo casriyeysan oo rasmiyan lagu qiyaasi karo tirada dhabta ah ee dadka ka xanaaqi doono amarka madaxweyne Trump ee ku aadan muhaajiriinta toddobo waddan oo muslimiin ah, arrintaa oo laga yaabo in ay geliso dareen ah in lagu khasbay in ay weerar ku qaadaan Mareykanka iyo bartilmaameedyo kale oo reer galbeedka ah.

Waxaana dhici karta in dad noocaasi ay jiraan ama aysanba jirin hadda.

Sidoo kale, ma jiro qaab casriyaysan oo lagu xaqiijin karo tirada shakhsiyaadka mayalka adag ee hadda laga hortagay in ay galaan Mareykanka sababo la xiriira amarka madaxweyne Trump.

  • Obama oo dhaliilayamarka Trump
  • Mo Farah oo dhaliilay amarka Trump
Soomaali ku nool Malaysia oo uu saameeyay amarka Trump

Balse arrinta dhabta ah ayaa ah in ay arrintani u danaynayso kooxda la baxday Dowladda Islaamka marka la eego dagaalka mabda’a ku dhisan ee mar waliba is badalaya isla markaana u baahan in la kasbado maskaxda iyo quluubta shacabka.

Wasiirka arrimaha dibadda dalka Iran, Javad Zarif, oo dalkiisa uu haatan gacan ka siinayo dowladda Ciraaq dagaalka ka dhanka ah kooxdani ayaa waxa uu sheegay in tallaabadani uu qaaday Mareykanka ay taariikhda gali doonto oo ay noqon doonto haddiyaddii ugu weynayd ee la siiyo kooxaha xagjirka ah iyo taageerayaashooda.

Waxa uu intaasi ku daray in tallaabadan ay horseedayso in argagixisadu ay ciidan badan hesho, iyada oo arrintaa ay sii fogeyn doonto cadaawadda ay xagjiriintu in muddo ahba ka faa’iideysanayeen.

Dalka Induniisiya, oo ah waddanka ugu Muslimiinta badan caalamka oo dhan ayaa afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalkaasi waxa uu sheegay in uu aad uga xun yahay go’aankaasi, sababtoo ah buu yiri, waxa uu saameyn ku yeelan doonaa dagaalka caalamiga ah ee ka dhanka ah argagixisada, ayna khalad tahay in aragtida kooxaha xagjirka ah iyo argagixisaduba lala xiriiriyo diin gaar ah.

Xitaa dalka Britain oo ay Mareykanku aad xulufo u yihiin ayaa go’aanka madaxweyne Trump aad u dhaliilay. Wasiirka arrimaha dibadda Britain, Boris Johnson, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka waxa uu ku sheegay in shakhsiyan uu tallaabadaasi u arko mid dadka kala qaybinayso isla markaana khalad ah.

Dhanka kale, dagaalka ka dhanka ah xagjirnimada oo inta badan laga wado baraha intarneedka iyo shacabka oo laamaha amniga aad ula shaqeeya ayaa waxaa soo gaari doono dhaawac maadaama tallaabadani dowladda Mareykanka ay ugu yaraan keeni doonto in uu hakad ku yimaado wada shaqeynta dowladda Mareykanka iyo waddamada ay u baahan tahay in ay gacan ka siiyaan dagaalka ka dhanka ah argagixisada.

Dowladda Ciraaq oo Mareykanka uu gacan weyn ka gaystay tababaridda ciidamadeeda ayaa isla markiiba waxa ay billowday in ay qaado tallaabooyin aargoosi ah oo ay waddankeeda uga mamnuuceyso muwaadiniinta Mareykanka.

Muddaharaad ka dhan ah amarka Trump
Dad badan oo Mareykan ah ayaa muujiyay sida ay uga soo horjeedaan amarka madaxweyne Trump
  • Amarka Trump ee qaxootiga siduu u saameyn doonaa Soomaalida?
  • Sida Caalamka uu uga jawaabay go’aanka Trump
  • Trump oo amar kasoo saaray qaxootiga
  • Maxkamad taageertay dacwadda laga qabo go’aanka Trump

Gudaha waddamada bariga dhexe, xaqaa’iqa jira ayaa ah in mar kastaa oo ay soo baxdo arrin Mareykanka ka dhigaysa mid ka dhan ah Islaamka, waxaa adkaanayo in lala dagaallamo aragtida kooxda la baxday Dowlada Islaamka iyo kooxaha kale ee xagjiriinta ah.

Xaqiiqada dhabta ah ayaa ah in markii horeba kooxaha inta badan dhaliyay ficillada sababay kala shakiga iyo in fikir khaldan laga qaato Muslimiinta aysan ahayn kuwo matalayo Muslimiinta oo dhan.

Waxaana iska cad in kooxaha sida Al-Qaacidda, dowladda Islaamka, Al-Shabab iyo sidoo kale kooxaha xiriirka la leh ay yihiin kuwa ku dhaqaaqay jihaad, iyaga oo adeegsanaya magaca Islaamka oo dhan.

Kooxahani ayaa waxa ay doonayaan in ay kala qaybiyaan Muslimiinta iyo dadyowga kale ee aan Muslimka ahayn.

Waxa ay sidoo kale danaynayaan in ay soo celiyaan xilli caalamka uu u kala qaybsanaan jiray dhul uu Islaamku ka taliyo oo shareecada lagu xukumo iyo dhul lagu dagaallamo oo ay colaadi ka jirto, kaa oo ah dhammaan dhulka uusan Islaamka ka talinin.

Fikrad kastaa oo caalamka shaki sii kala gelinayso ayaa ah mid ay kooxahani soo dhaweynayaan.

Hoggaanka kooxda Dowladda Islaamka ayaa ka carooday qaxootiga reer Suuriya ee u qaxay Yurub, waxa ayna ku tilmaameen khiyaano iyagoo doonayay inay u qaxaan xaruntooda Raqa. Sidaas darteed, waxaa hadda dhici karta in arrintu ay u dhacdo sida ay doonayaan kooxdani oo ay ka faa’iideystaan amarka madaxweyne Trump.

In kastoo uu aad u sii yaraanayo dhulka ay kooxdani xukunto ee ku yaalla bariga dhexe, haddana waxaa suurtagal ah in ay ka faa’iideysato tallaabadan Trump oo ay hesho ciidan badan isla amrkaana ay ku dhiiri geliso taageerayaasheeda in ay qaadaan dagaallo hor leh, iyadoo ayba suurtagal tahay in qaar ka mid ah taageerayaasha kooxdani ay ku nool yihiin gudaha Mareykanka.

Source: Dayniile.com

Madaxii Maaliyadda Al-shabaab ee Gobolada Dhexe oo lagu dilay Mudug

Ciidamo gaar ah oo ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa Magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug Howlgal gaar ah oo ay ka Fuliyeen waxaa ay ku dileen Madaxii Maaliyadda Al-shabaab ee Gobolada Dhexe oo lagu Magacaabi jiray Carab.

Taliyaha Nabad Sugidda Galmudug Saadaq Cumar Xasan ayaa sheegay in Ciidan gaar ah oo ka tirsan NISA ay Sargaalka ku qaarajiyeen Magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug.

Taliyaha wax Faah-faahin ah oo kale kama bixin Dilka Sargaalka ka tirsan Shabaab ee lagu dilay Xarardheere.

Source: Dayniile.com

Cumar Cabdirashiid oo ka digay ‘faragelinta’ doorashada ee dalalka deriska ah

Ra'iisul wasaaraha dowlada federaalka Somaliya, Omar Cabdirashid Cali Sharkmarke

Image captionRa’iisul wasaaraha dowlada federaalka Somaliya, Omar Cabdirashid Cali Sharkmarke

Ra’iisul wasaaraha dowlada federaalka Somaliya, Cumar Cabdirashid Cali Sharkmarke ayaa ka digay waxa uu ugu yeeray faragelinta ay dalalka deriska ah ku hayaan doorashada Soomaaliya.

Sharmarke oo ka mid ah 24 qof oo u tartameysa madaxweynanimada Soomaaliya ayaa ugu baaqay waddamada ku deeqay ciidammada AMISOM inaysan uga faa’iideysan kaalmadaasi dhanka amniga ah inay ku farageliyaan arrimaha siyaasadda Soaomaaliya.

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo ka digay ‘faragelinta’ doorashada ee dalalka deriska ah

”In musharrax gaar ah ay culeyskooda isugu geeyaan si ay u taaageeraan oo ay taageera uga raadiyaan maamul goboleedyada sax ama ahan. Waxaan ka dalbanayaa in dalalka deriska ah ay ixtiraam u muujiyaan Soomaaliya oo ay faraha naga qaadaan”, ayuu yiri Cumar cabdirashiid oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho.

Dood dhexmari lahayd musharrixiinta Soomaaliya oo lagu kala tagay

Wuu ka gaabsday inuu ka hadlo waddamadaasi iyo musharrixiinta ay taageerayaan.

Doorashada madaxtinnimada Soomaaliya oo dhowr jeer dib loo dhigay ayaa lagu wadaa in qabsoonta 8 bisha Fberuary.

Source: Dayniile.com

Maamulka Jubbaland oo War kasoo saartay xildhibaan la sheegay in la xiray

Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay Warar maalmihii lasoo dhaafay ay tabinaayeen Qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaalida oo ku aadana in Kismaayo lagu xiray Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Maamulka Jubbaland oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in uusan jirin Xildhibaan lagu xiray Kismaayo.

Waxaa uu sheegay in xildhibaanada maamulka Jubbaland aan la xiri karin , islamarkaana ay xasaanad ay leeyihiin.
Jaamac Axmed Xasan Afhayeenka Ciidanka Booliska maamulka Jubbaland ayaa sidoo kale waxkama jiraan ku tilmaamay in la xiray Xildhibaan Shaceyb Ibraahim.

Qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaalida ayaa shalay sheegay in xildhibaan Shaceyb Ibraahim oo ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland lagu xiray Kismaayo.

Source: Dayniile.com

Xubin Muhiim ah oo laga saaray Liiska Guddiga Ilaalinta Anshaxa

Faadumo Qaasim Dayib oo ka mid aheyd Guddi Dhawaan uu Magacaabay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegtay in laga saaray Liiska Guddigaas , islamarkaana Hadda aysan ogeyn Sababta Keentay in Liiska laga saaro.

Faadumo Qaasim Dayib ayaa ku jirtay Liiska Guddiga Anshaxa iyo Asluub-wanaagga ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Dhawaan Mar ay la hadashay Warbaahinta Waxaa ay sheegtay in ay waxbadan qaban doonto madaam Guddigaas lagu daray.
Majiro War rasmi ah oo cadeynaya in Faaduma laga saaray Liiska oo kasoo baxay Gudoomiyaha Baarlamaanka Laakiin Warkaan iyada ayaa laga soo xigtay.

Faadumo Qaasim Dayib ayaa horay u sheegtay in ay u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya inkastoo Markii dambe ayaa sheegtay in ay iscasishay.

Source: Dayniile.com

Sacuudiga oo taageeray xayiraadda socdaalka ee Trump

Wasiirka shidaalka ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in uu ku kalsoon yahay in boqortooyadu ay si dhaw ula shaqayn doonto maamulka cusub ee Maraykanka, wuxuunaTrump ku amaanay taageerada uu u muujiyay isticmaalka gaaska dabiiciga ah ee dhulka laga soo saaro.

Khalid al-Falih ayaa BBC-da u sheegay in aysan xaqiiqo ku salaysnayn siyaasaddii Barack Obama ee ahayd in la isu dheeli tiro isticmaalka shidaalka dhulka laga soo saaro iyo tamarta la cusboonaysiin karo ee laga dhaliyo waxyaabo ay ka mid yihiin cadceedda iyo hawada.

Obama ayaa horay u sheegay in tamarta la cusboonaysiin karo ay sare u qaadi doonto dhaqaalaha Maraykanka iyo kan Sacudigaba.

Khalid ayaa dhanka kalana difaacay xayiraadii socdaalka ee Donald Trump isaga oo sheegay in dal walba uu xaq u leeyahay ciribtirka halista dadkiisa haysata.

Wasiirku wuxuu sheegay in uu ku kalsoon yahay in labada dal oo wada jira ay ka hortagi karaan caqabadaha gobolka iyo kuwa caalamka.

Source: Dayniile.com

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com