Category: ARIMAHA BULSHADA

Madaxweyne OBAMA oo Soomaalida ka sameeyey KAFTAN Qosol badan ( VIDEO )

Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Brack Obama oo lagu tiriyo madaxda sida weyn u sameeya is dhex galka bulshada ayaa isagoo qudbado qosol badan sameeynaya soo hadal qaatay Soomaalida iyo dhaqan keeda waxa uuna si qota dheer hadal kaftan ah ugu gudbiyey hawada

HALKAAN KA DAAWO

Daawo Muuqaalka qaabka ay u shaqeeyaan sirdoonka Soomaaliya & Maskaxda kujirta askarta dhar cadka ah ( VIDEO )

Inta badan Soomaalida waxaa la sheegaa ineey yihiin dad uu eebe ku maneesay Maskax firfircoon ee ku fiican wax soo saarka waana kuwa dadaalkooda ku gaara wax qabad muuqda haba noqdaan ganacsi & aqoon kororsiba.

Marka laga soo gudbo ganacsiyada oo ay Soomaalida dibada u leeyihiin talent xoogan waxaa jira in dalkii Hooyo yahay mid ay ragaadsadeen dagaalo soo jireen ah waxaana mudooyinkii danbe usoo baxay dhalinyaro Somaaliyeed oo isku istaajiyey difaacida dalka.

Sirdoonka Soomaaliya oo noqonaya mid si weyn uga dhex shaqeeya guud ahaan dalka ayaa jariirado dhowr ah oo ay reer galbeedku leeyihiin fariimo ka diyaarsheen iyagoo ku amaanay shaqada iyo sir soo saarida sida sahlan ay ku haleelaan iiyagoon jaamacado uga soo bxiin

HALKAAN KA DAAWO

VIDEO: Hooyo Soomaaliyeed oo laga waraystay gabadheeda oo lala guursaday Magaalada…

Idaacada VOA oo waraysi la yeelatay Hooyo Soomaaliyeed oo ka sheekeeyneysa dhacdyooyin layaab badan oo aan weli horay uga dhicin dalka Soomaaliya kadib markii ay gabadheeda u guurisay nin ay xariir wadaag ahaayeen beri hore.

Dhacdadaan oo aad kaaga yaabin doonta marna kaaga qoslin doonta ayaan jecleestay inaan idinla wadaago waana mid aad uga yaabisay Shacabka Soomaaliyeed.

HALKAAN KA DAAWO

DAAWO Geesi Soomaaliyeed oo badbaadshay dad lagu afduubanayay LONDON

Sida taleefashinada dalka ingiriiska laga soo xiganayo waxaa jira dhacdo xalay ka dhacday London oo ku aadan afduub fashilmay oo lagula kacay 2 gabdhood oo uu dhalay ganacsade  caan ka ah London.

Badbaadinta oo ahyd mid uu ka danbeeyey wiil Soomaaliyeed oo ay ugu waceyn HERO LONDERS ayaa hub la’aan badbaadshay gabdhahaan bal nala wadaag waraysiga uu bixiyay iyo qaabkii ay wax u dhaceen

MUUQAALKII ugu horeeyey ee Diyaarad rakaab ah oo xili habeen ah Muqdisho kasoo degtay

Waa guul usoo hoyatay ummada Soomaaliyeed iyo iftiinkii rajada Soomaaliya kadib markii ay suurta galisay xukuumada Soomaaliya in 27 sano kadib ay diyaarad rakaab kasoo degto Magaalada Muqdisho.

Muuqaalkii ugu horeeyey ayaan rabaa inaan idinla wadaago kaasoo qalbigaada qaboojin doono waana hormar ay dadka Soomaaliyeed aad ugu farxaan, hoos ka daawo muuqaalka iyo shacab fara badan oo xamaasadeeysan.

 

HALKAAN KA DAAWO

YURUB Maxaa Soomaalida looga nacay ee qaxootinimada looga diidaa sanadahaan?

Burburkii dalka kadib Soomaalida wadamadii dib u dajinta ugu badan u sameeyey waxaa lagu sheegaa ineey yihiin midoowga Yurub hasa ahaatee maalmihii lasoo dhaafay waxaa soconayay hididiilo lagu diidayo inaan la aqbalin Soomaali cusub oo si qaxootinimo ah sharci lagu siiyo.

HALKAAN KA DAAWO

DAAWO Ganacsade milyaneer Soomaali ah caan ah oo wiilkiisa aroos laga yaabay ku dhigtay DUBIA ( VIDEO )

Dunida waxa ay iminka noqotay  mid si aad ah looga tixgalsho inta lacagta heysta ee dadka ka madax fiiqan kuwaasoo ay usuurta gasho nolol wanaagsan iyo kool koolis marka ay timaado in aroos & nolol lawadaag waa kuwa ay gabdhaha iyo wiilashuba ay qiimeen gaar ah siiyaan

Bal markani waxaan idinla wadaagayaa arooskii qarniga oo in badan ka duwan kuwa ay Soomaalidu dhigato waase mid kamid ah dadka ugu caansan Soomaalida

HALKAAN KA DAAWO

FADEEXO laga faafshay Jilaaga Soomaaliyeed ee Barkhad Abdi ( VIDEO )

DAAWO Muxuu kaga jawaabay Sh Shible gafkii Beesha Jareerweyne u geystay

Maalmo kahor ayeey ahyd markii uu Sheekh Shible wax ka dhahayay nin lagu danbaabay ee nabi sheegtay magaalada Gaalkacyo ee Soomaaliya balse cagta la dul maray siyaabo kala duwan oo ay dadku u macneysteen Beesha Jareer weyne

HALKAAN KA DAAWO

DAAWO Hargeeysa oo laga sugayo nabi cusub Layaab

Sida muuqaalka hoose ku cad waa koox Soomaali ah oo ku nool magaalada hargeysa ee maamulka hargeysa waxa ay filanayaan in nabi cusub imaanayo inkastoo ay danbi tahay inaan faafino arimaha nuucaan oo kale ah balse waa waano iyo wax u sheegid aan fariimo ugu direeyno

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com