Wararkii ugu dambeeyay Guddoomiye Waaxeed lagu dilay Muqdisho

xayay

Guddoomiye Waaxeed ka tirsanaa Maamulka Degmada Hawlwadaag ee Gobolka Banaadir, ayaa xalay fiidkii waxaa lagu dilay xaafada Shanta Geed ee degmadaasi, kadib markii ay rasaas huwiyeen niman bistoolado ku hubeysnaa. Guddoomiye Waaxeedka la dilay oo magaciisa lagu soo koobay Jabloos ayaa waxaa la dilay xilli uu fadhiyay Maqaaxi lagu shaaheeyo oo ku taalla xaafada Shanta […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis