WARARKA Haweeneydii u shaqeyneysay ICRC ee laga afduubtay Muqdisho oo la geeyay Gobolka Mudug

xayay

Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Haweeneydii u dhalatay Jarmalka ee bishii hore lagu afduubtay magaalada Muqdisho ayaa lagu hayaa meel ku dhow degmada Hobyo. Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyay in kooxo hubeysan ay ku heystaan Haweeneydan meel 5KM u jirta degmada Hobyo, kagana beegan dhanka Galbeed. Mid ka mid ah odayaasha deegaanka Hobyo […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis