Golaha Guud Ee QM Oo Cambaareeyey Tacadiyadda Ay Askarta Yuhuudda Ku Hayaan Falastyiinta

xayay

Golaha Guud ee QM ayaa hadalkaasi soo saaray, kadib, markii ay xalay cod u qaadeen Qaraar lagu cambaareynayo Tacadigaasi, iyadoo ay 120-cod oggolaadeen, 8 xubnood wey diideen, halka 45 kalena ka maqnaayeen Codeyntaasi. Dowladda Australia, Togo iyo Jesiiradaha Marshal waxay la safteen Martaykanka iyo Yuhuudda oo iyagu ka so ohor jeeday in loo codeeyo Qaraarkaasi. […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis