Dowladda Ghana oo kala dirtay guddiga kubadda cagta ee dalkeeda

xayay

Dowladda Ghana ayaa guddi kumeel gaar ah oo ka kooban 5 qof u saartay inay maamulan kubada cagta ee dalkaasi, kadib markii maxkamadda sare ay kala dirtay xiriirka kubad cagta ee dalkaasi muddo 10 beri ah. Arrintan ayaa ka dambeesay kadib markii baaritan la sameeyay lagu ogaaday in saraakiisha kubada cagta ee dalkaasi ay qaateen […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis