Diyaar garowga Ciida oo laga dareemayo suuqyada Magaalada Muqdisho

xayay

Suuqyada dharka iyo Carwooyinka ku yaalla Muqdisho waxaa si aad ah looga dareemaya mashquul iyo diyaar garow xoogan oo la xiriira maalinta Ciidul fidriga ee maalmo kooban ay ka harsan yihiin. Dadka ayaa waxay isku diyaarinayaan maalinta ciida waxayna gadanayaan dhar iyaga oo sidoo kale caruurta u iibinaya dharka ciida ee soo baxay sanadkan iyo […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis