Ciidamada Amniga Oo Toogtay Nin Dhaawacay Mid Ka Mid Ah Askarta Dowladda

xayay

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in xalay rag hubeysan ay weerareen Askari ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa mid ka mid ah xaafadaha Magalada Baladweyne. Askariga ayaa isna waxa uu rasaas ku furay raggii soo weeraray oo ku hubeysnaa bustoolado,waxana masuuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Hiiraan ay sheegeen […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis