Carruur ku geeriyootay dab xalay ka kacay xaafad ku dhow garoonka diyaaradaha Muqdisho

xayay

Illaa saddex carruur oo walaalo ah ayaa ku geeriyooday dab xalay ka kacay xero barakacayaal oo ku taal degmada Wadajir, kuna dhow Garoonka diyaaradaha Muqdisho. Dabkan ayaa ka dhashay walxo baaruud ah oo ay carruur ku ciyaarayeen, waxaana uu qabsatay koronto, taasoo dhalisay dabka. Guryaha uu qabsaday dabka ayaa ahaa guryaha cooshado iyo jiingado, waxaana […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis