Australia: lama aqbali karo arrinta calanka Nazi-ga la xiriirta

xayay

Ra’iisulwasaaraha Australia Malcolm Turnbull ayaa cambaareeyay sawir muujinaya calanka Naziga oo ka dulbabanaya gaari ay leeyihiin ciidammada Australia ee Afghanistan jooga. “Waa arrin aan sinaba loo aqbali karin, dhacdadan ayaana dhacday intii lagu gudo jiray sannadkii 2007-dii, ayuu yiri. Saraakiisha milatariga ayaa sheegay in calaamadda Naziga ay “wakhti yar” gaariga saarnayd, taliyihii ciidammadaasna uu isla […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis