Wasaaradda Ganacsiga Oo Mamnuucday Keenista Qalabka Carruurta Ee Maalmaha Ciida

xayay

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxaa lagu mamnuucay in Ganacsatada ay soo dejiyaan Qalabka ay Carruurta ku Ciyaaraan Maalmaha Ciida,kuwaas oo badan kood ah kuwo kas ameysan Bustoolado,Qoryo iyo Bambooyin intaba. Wareegtada ayaa looga digay Ganacsatada in ay soo dejiyaan Qalabkaas,oo Wasaaradu sheegtay in ay […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis