Waqooyiga Kuurya Oo Sheegtay In Laga Qaadi Doono Cunaqabataynta

xayay

Wakaalladda Wararka Waqooyiga Kuurya ee KCNA ayaa sheegtay in Madaxweyne Trump oggolaaday arrintaasi, kadib, markii ay isaga iyo Kim Jong Un ku kulmeen dalka Singapore. Wakaalladdu waxay xustay inuu Madaxweyne Donald hadalkaasi sheegay kadib markii uu ku dhawaaqay inay Maraykanka joojin doonaan dhoolatuska Milliteri ee ay sida wadajirka ula sameeyaan Milliteriga Koonfurta Kuurya. Dowladda Maraykanka weli kama […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis