Taliyaha ciidamada xoogga Dalka Soomaaliya oo gaaray Kismaayo

xayay

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas C/wali Jaamac Warsame Gorod ayaa goordhow gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland. Ujeedka uu taliyaha u gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxay tahay sidii uu ugu kuur geli lahaa xaalada ay ku sugan yihiin Ciidamada Xoogga dalka ee halkaasi ku sugan iyo waliba sahminta suurta […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis