Somaliland iyo Puntland oo dhalinyaro kala Afduubtay

xayay

Wararka naga soo gaaraya degaanada maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in saacaddihii lasoo dhaafay ay ka dhaceen Afduubyo loo geystay dhalinyaro kasoo kala jeedda labada maamul. Labo dhalinyaro ah oo kasoo jeedda degaanada maamulka Puntland ayaa lagu Afduubtay degmada Caynabo, waxaana sidoo kale la sheegay in meel u dhow degaanka Tukaraq lagu […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis