Shabaab oo Weeraray Deegaanka Qansax-dheere

xayay

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya, weerar Saq dhexe ee xalay ka dhacay ayaa Xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ay ku qaadeen fariisin ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed ku lahaayeen degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay. Ilo xog ogaal ah oo soo xiganaya saraakiil dhinaca Millitariga ah ayaa Idaacadda Risaala u sheegay in weerarkaasi ay ku […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis