Rikoorka duulimaadka ugu dheer dunida ee aan hakadka lahayn

xayay

Diyaaradda shirkadda Singapore Airlines ee A350-900 ULR oo sameyneysay duulimaad tijaabo ah Shirkadda diyaaradaha ee Singapore Airlines ayaa billaabeysa duulimaadkii ugu masaafada dheer dunida oo aan hakad lahayn iyadoo kaalintaasi kala waregeyso shirkadda diyaardaha Qatar Airways. Laga billaabo bisha Oktoobar shirkadan waxay billaabeysaa duulimaad rakaabka ukala qaadi doono Singapore ilaa Newark ee dalka Mareykanka iyadoo […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis