Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre Oo Ka Hadlay Xirnaanshaha Wadooyinka Islamarkasne Ka Codasaday Shacabka In Ay Dulqaataan.

xayay

Maalmihii la soo dhaafay waxaa xirnaa isku-socodka Wadooyinka qaar ee muqdisho taas oo loo diidayey in ay Gaadiidka isticmaalaan,waxana cabasho ka muujiyey Shacabka ku nool Gobolkaan Banaadir. Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa sheegay in xirnaanshaha Wadooyinka iyo baaritaanada waqtiga dheer qaata looga gol leeyahay sugida amniga Caasimadda,isla markaana Shacabka looga dhankooda baahan yahay in ay dul […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis