Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo xalay kormeer Ku Tagay Xarumo ciidanka Leeyihiin.

xayay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay kormeerkiisii caadiga ahaa wuxuu ku tagay qaar ka mid ah isgoysyada Muqdisho, xarunta dambi baarista ee CID-da, xarunta taliska ciidamada nabadgelyada wadooyinka, xarunta tababarka ciidanka booliska Soomaaliyeed. Khayre oo kormeerkiisa ay ku wehlinayeen Wasiirka amniga Soomaaliya, Taliyaha ciidanka booliska, Taliyaha Asluubta, Masuuliyiin ka tirsan maamulka […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis