Madaxweyne Xaaf oo laalay qorsho cusub oo uu damacsanaa Carabeey

xayay

Hoggaamiyaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa la xaqiijiyay inuu ka biyo diiday qorsho uu watay ku-xigeenkiisa Maxamed Xaashi Cabdi. Xaaf ayaa diiday qorsho ah in la joojiyo magacaabida Golaha Wasiirada maamulka oo ay kasoo muuqan doonaan Wasiiro ka imaan doona ahlusuna, kadib markii Carabeey uu sheegay in xalka Galmudug uu sidaa ku jiro. […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis