Madaxweyne Gaas oo Xil Kaqaadis Ku sameeyey Taliyaasha Ciidanka Qaarkood

xayay

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland,Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa xilka looga qaaday agaasimayaashii hay’adaha PSS IYO PIA ee Puntland. Halkaan hoose ka akhriso wareegtada. Madaxweynaha Puntland oo Xilka Qaadis Ku Sameeyay Agaasimayaasha Hay’adaha PSS iyo PIA. Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13 June 2018 xafiiskiisa kasoo […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis