Maamulka Galmudug Oo Yeelatay Television Cusub

xayay

Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa markii ugu horreysay yeelatay Television cusub. Wasaaradda warfaafinta maamukaasi ayaa shaacisay in si rasmi Tv-gu uu hawada u soo galay, islamarkaana lagu guuleystay muddo kadib in la hirgeliyo. Wasiirka warfaafinta Galmudug Maxamuud Cismaan Masagawaa ayaa sheegay Television-ka uu ka warrami doono arrimaha wacyigelinta iyo horumarka deegaanada maamulkaasi. Waxaana uu […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis