Dibadbaxyo looga soo horjeedo Eritrea oo maalintii labaad socda

xayay

Dibedbaxayaasha ayaa maalintii labaad isugu soo baxay waqooyiga Itoobiya si ay u muujiyaan in ay ka soo horejeedaan warbixintii ay dowaladda toddobaadkii hore ku dhawaaqday oo ahayd in dowladdu ay Eritrea ku wareejineyso dhulka la isku haysto ee ku yaallo xuddudda Eritrea. Wararka ayaa sheegaya in dibadbayasha ay ku dhawaaqayeen hal ku dhigyo ka dhan […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis