Dab Xoogan Oo ka Kacay Xero Ku Taalla M/Garoowe

xayay

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dab xalay ka kacay Xero Carruurta Agoonta lagu xanaaneeyo oo ku taalla Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal. Dabka uu ilaa iyo hadda aan la ogeyn waxa sababay ayaa guddoomiyaha Xeradaas Cismaan Guureege,waxa uu sheegay in lagu fuuleystay deminta dabkaas oo aan geysan wax khasaaro nafeed ah. Masuuliyiin ka […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis