Ciidammo ay Sacuudigu taageersan yihiin oo weeraray Xudeyda jabhada Xuutiyiinta

xayay

Ciidammada Yemen iyo kuwa xulafada uu Sacuudigu hoggaaminayo ayaa ku sugnaa duleedka Xudaydah Ciidammo taageero ka haysta Sacuudi Carabiya ayaa weerar ku billaabay dekedda muhiimka ah ee Xudeyda, ka dib markii jabhadaha Xuutiyiinta ah ay iska dhago tireen wakhtigii kama dambaysta ahaa ee loo qabtay si ay uga baxaan, sida ay wararku sheegayaan. Ciidammada Yemeniyiinta […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis