Ciidamada Ammaanka Gobalka Hiiraan oo gacanta ku dhigay Qarax Miino

xayay

Sidda ay xaqiijiyeen maamulka degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen Qarax miino oo la sheegay in lagu Aasay inta u dhaxeysa Magaalada iyo Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Buule Burte. Gudoomiyaha degmada Buuloburde , ayaa sheegay Shabaab inay qaraxaan ku aaseen halkaasi si ay dadka shacabka ah […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis