Alshabaab oo shaacisay Magaca & Beesha uu kasoo jeedo Ninkii isku qarxiyey Saldhiga Baar Sanguuni

xayay

Alshabaab aya shaacisay magaca iyo beesha uu ka soo jeedo ninkii isku miidaamiyey saldhigga Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo, gobolka J/Hoose, halkaasoo lagu dilay askari Mareykan ah. Sida ay baahisay Idaacadda Ashabaab ee Andalus weerarka is-miidaaminta ahaa waxaa fuliyey dagaalyahan ka tirsan kooxda oo lagu magacaabi jiray Yuusuf Cumar Cali oo ku magacdheer (Foorto) […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis