Kolonyo Ay La Socdeen Ciidamada AMISOM Oo Qarax Lala Eegtay

xayay

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa duleedka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe qarax miino lagula eegtay Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan Midowga Afrika ee AMISOM. Qaraxaan miino ayaa waxaa dad ku sugan Balcad ay sheegeen in uu ka dhacay inta u dhaxeysa Wadada xiriirisa Balcad iyo tuulada Qalimoow gaar ahaan meel u […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis