Qarax ka dhacay magaalada.Muqdisho

xayay

Waxaa  wax yar ka hor ka dhacay kuliyada Jaalasiyaad ee degmada Dayniile laamiga hora iyadoona qaraxaasi lala eegtay  gaari tignikaa oo ay saranayeen ciidama ka tirsan dowlada Qaraxa oo ah miinada lagu aasa  wadada   waxaana ka bad baaday sidaan warka ku heleyna ciidamadii lala eegtay waxaana ku dhawacmay  nin dameer waday oo wada ma raayey […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis