Maamulkee Ayuu ka Tirsanaa Sarkaal Lagu Dilay Magaalada Muqdisho 

xayay

Faah faahino dheeri ah ayaa laga helayaa weerar toogasha ah oo ka dhacay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dabley hubeysan ay ku dileen sarkaal katirsanaa mamulka Galmudug. Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa xaafada Carafaad ee degmada yaaqshid waxey ku dileen sarkaal katirsanaa ciidamada maamulka galmudug,  gaar ahaan saraakiisha ku sugan degmada Dhuusamareeb. Sarkaalka […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis