Ingiriiska oo maxkamad lagula tiigsaday in aanu waxba ka qaban dikhowga hawada

xayay

Midowga Yurub ayaa maxkamad la tiigsaday Ingiriiska oo ku eedeeyey in uu mudo dheer ka cago jiidayo in uu fuliyo xeerka xadidaada neefta nitorogen dioxide (NO₂). Jarmalka, Faransiiska, Talyaaniga, Romania iyo Hungary ayaa Iyagana dacwado ah in ay ku xad gudbeen xadidaadda dikhowga ah loo gudbiyey maxkamadda. Gudoomiyaha gudida deegaanka Midowga Yurub, Karmenu Vella, ayaa […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis