Haweeney lagu toogtay Muqdisho

xayay

 Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Hawlwadaag, Askari ka tirsan ciidanka dowladda ayaa qof dumar ah wuxuu ku dilay degmadaasi, gaar ahaan xaafadda Ceel-hindi. Dhacdada dilka ayaa timid kadib markii xalay Magaalada Muqdisho laga maqlay dhawaqa wax u eg hoobiyeyaal inkastoo markii dambe dowladda ay sheegtay inay ahaayeen baco qaraxyo dheemish ah lagu […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis