Dawarsiga oo laga mamnuucay bartamaha Nairobi

xayay

Dowladda hoose ee Nairobi ayaa shaaca ka qaaday in ay waddooyinka ku yaalla bartamaha magaalada ka mamnuucday dadka dawarsada. Go’aankan kasoo baxay maamulka Nairobi ayaa lagu sheegay in ‘waddooyinka ay noqdaan kuwo ka caagan dawarsiga’ Maanta oo Khamiis ah ayaa la filayaa in howlgal lagu qaqabanayo dadkaasi laga billaabo waddooyinka iyo goobaha kale. Go’aanka looga […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis