Boolis Tiro Badan Oo La Dhigay Nairobi, Xilli Laga Digay Weeraro Ay Alshabaab Ka Geystaan Dalkaasi.

xayay

Hay’addaha Ammaanka ee dalkaasi ayaa sheegay inay hayaan Warar dhinaca Sirdoonka oo muujinaya inay Xarakaadda Alshabaab qorsheynayaan inay weeraro ka fuliyaan gudaha Kenya, inta lagu guda-jiro bishan barakaysan ee Ramaadaan. Afhayeenka Boliska dalkaasi, Charles Owino oo la hadlay Idaacadda Capital FM News ee magaalladda Nairobi inay kordhiyeen Tirada Boliska ee la dhigayo goobaha Dadweynaha, si […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis