Xaalad adag wali ka jirta Tukaraq iyo Isgaarsiinta oo hawada ka maqan 

xayay

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay maanta ka jirto xaalad degaansho oo aan Cagobadan ku taagneyn. Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka marka laga reebo dagaalkii xalay dhacay hadda ma jiro wax dagaal ah oo socda. Ilaa hadda lama xaqiijin karo khasaaraha dhabta […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis