Wasiirka Waxbarashadda oo Farriin u diray dhammaan ardayda Soomaaliyeed 

xayay

  Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa kaga digay dhammaan Ardayda Soomaaliyeed in ay dhibaato kala kulmaan waxyaabo been abuur ah oo ku saabsan Imtixaanka dowladdu qaadi doonto 19-ka Bishaan. Wasiirka ayaa sheegay in markii ugu horreysay dowladda Soomaaliya ay bixisay Lacagaha ku baxaya Imtixaanadda, sidoo kalena markii ugu horreysay Imtixaanka dowladda […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis