War Deg Deg ah :Dagaal Markale Ka Dhacay Deegaanka Tuka-raq

xayay

Waxaa la sheegaya Xalay in uu markale Dagaal ka dhacay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ku dagaalamay Ciidamada maamulka Soomaaliland iyo kuwa Puntland,iyada oo dagaalkaas mid la mid ah uu dhacay shalay Subaxdii hore iyo waliba duhuradii. Iyadoo aad u adag tahay helista Isgaarsiintii deegaanka Tuka-raq ayaa hadana dad ku sugan qeybo ka mid ah […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis