Waddo Hindiya ku duntay oo ay 18 ku dhinteen

xayay

Dad badaan ayaa isugu soo baxay goobta uu shilku ka dhacay ee Varanasi Ugu yaraan 18 ruux ayaa ku dhimatay dadkale oo baddana way ku hoos xannibmeen ka dib markii ay waddo dhulka ka sarraysa ku duntay magaalada Varanasi ee dalka Hindiya, iyadoo ku habsatay baabuur hoos maraysay. Waddada ayuu wali dhisme ku socday markii […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis