Raha iyo ariga oo laga mamnuucay diyaaradaha American Airlines

xayay

Garoonka diyaaradaha ee Newark ayaa lagu arkay daa’uuskan, dad badan ayaana baraha bulshada iskula wadaagaan Duulimaadyada shirkadda American Airlines ayaa laga mamnuuci doonaa in la saaro raha, ariga iyo kashiitada laga billaabo kawda bisha Luulyo xataa haddii ay yihiin kuwo la soo daweeyay. Shirkadda ayaa shuruucdan cusub soo bandhigtay Talaadadii ka dib markii ay bateen […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis