Jubbaland Oo Xabsiga Dhigtay Askari Facebook Ku Aflagaadeyey Mid Ka Mid Ah Beelaha Soomaaliyed

xayay

Maamulka Jubbaland ayaa Xasbiga dhigay Ninkaas oo ku labisnaa dareeska Ciidamada Jubbaland kaas oo bartiis Facebook ku aflagaadeeyey mid ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed. Ninkaas ayaa waxaa lagu Magacaabaa Mukhtaar Maxamed Badal,waxana taliska Booliska Jubbaland ay sheegeen in ninkasi Ciidamada ay xabsiga dhigeyn,isla markaana tallaabo laga qaadayo. Taliyaha ciidamada Booliiska Jubbaland Korneel Maxamed Naasir Guuleed […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis