Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Ku Wajahan Magaaladda Baydhabo

xayay

Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan ayaa maanta ku wajahan magaaladda Baydhabo ee Gobolka Baay. Safarka Guddoomiye Mursal uu ku tegayo magaaladda Baydhabo ayaa lagu sheegay siduu ula kulmi lahaa madaxda Maamul goboleedyada ee ku shirsan halkaas . Dhanka kale waxaa dib loo dhigay  war-murtiyeedka shirka Madaxda dowlad Goboleedyada uga […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis