Golaha Iskaashiga D/Goboleedyada oo eedeyn u jeediyay dowladda Dhexe 

xayay

Golaha Iskaashigga dowlad goboleedyadda ayaa goor dhow War kasoo baxay waxaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan dhexdhexaad ka aheyn Khilaafka ka dhaxeeya dowladdaha Carabta. Waxaa ay sheegeen in ay walaac xooggan ka muujinaayaan xiriirka sii xumaanaya ee Soomaaliya iyo dowladda Imaaraadka Carabta. Goluhu waxa ay sheegeen in dowladda Soomaaliya ay la safatay Hal dhinac […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis