Golaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay oo Muddo Kordhin u Sameeyay AMISOM.

xayay

Kadib kulan ay yeesheen Golaha amaanka ee Qaramadda Midoobay ayaa muddo kordhin waxa ay ugu sameeyeen Howlgalka Midowga Afrika ee ka socda Soomaaliya. Golaha ayaa sheegay in la kordhin doono Tiradda Ciidamada midowga Afrika AMISOM ee Soomaaliya ku sugan ,kuwaasi la gaarsiin doono 20,626 oo Askari,halka ay hadda yihiin 22,126 oo askari. Sidoo kale Golaha […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis