Galmudug Oo Nabadeyn Dhax dhigtay Beelo Ku Dagaalamay Galmudug

xayay

Wararka ka imaanaya magalaada dhuusa mareeb ayaa waxay sheegayaan Ciidamada Maamulka Galmudug ee ka hawlgala iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulkaas oo ku guulaystay inay xal nabadeed dhex dhigaan Maleeshiyo ku dagaalantay deegaan u dhexeeya degmooyinka Caabudwaaq iyo Dhuusamareeb. Dagaalka ayaa wuxu u dhaxeeye Dad daga deegaanada Caabudwaaq iyo Dhuusamreeb kuwaas oo isku heestay qaab qabiil […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis