Ergeyda Falastiin iyo Israa’iil ee gollaha Ammaanka oo hadallo kulu isdhaafsaday

xayay

Talaaddadii waxa ay Bariga Dhexe u aheyd maalin eedo kulul la isku dhaafsanayay xaaladda ka taagan Israa’iil iyo dhulka Falastiiniyiinta. Marinka Qaza qoysaska ayaa waxa ay aasanayeen tobonnaan qof oo ay Israa’iil toogasho ku dishay kaddib mudaharaadyo ka dhacay xadka. Labo qof oo kale oo shacabka Falastiin ah ayaa dhintay Tallaadadii. Weriyaha BBC-da ee Qaza […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis