DEG DEG:-Warmurtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada

xayay

Waxaa Goordhow ayaa waxaa Magalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay lagu soo gaba gabeeyey Shirkii Madaxda Dowlad goboleedayda kaas oo mudo Saddex cisho ah ka socday halkaasi. Shirkaas ayaa waxaa inta badan laga muujinayey walaac maadaama xubno ka mid ah madaxda Dowlad goboleedyada dalka ka jira uu khilaaf kala dhaxeeyo dowladda. Warmurtiyeedka laga soo saaray […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis