Booliska Indonesia oo toogtay 4 Nin midna Gacanta ku dhigay

xayay

Ciidamada booliska dalka Indonesia ayaa toogtay Afar oo ay sheegeen in ay Weerar kusoo qaadeen Saldhig ay leeyihiin Ciidamada Booliska dalkaasi. Falkaan ayaa ka dhacay Saldhigga ciidamada Booliska ee Jasiiradda Sumatra. Afhayeenka Ciidamada Booliska gobolka ayaa sheegay in shan ruux oo gaari wadatay ay gudaha usoo galeen Saldhigga,islamarkana inta aysan xabad bilaabin in la toogtay Afar […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis