Askari Al-Shabaab Horay Uga Soo Goostay Oo Geystay Fal Dil Ah Kadibna Hub La Baxsaday

xayay

Wararka nagasoo gaaraya gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Askari horay ugasoo goystay Al-Shabaab,dhawaana isku-soo dhiibay ciidamada Maamulka Jubbaland uu geystay fal dila ah. Dad lagu kalsoon yahay oo ku sugan Balad Xaawo ayaa waxa ay sheegeen in Askarigaas uu mudo laba todobaad kahor ah uu isku soo dhiibay ciidamada Jubbaland ee degmada Dooloow […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis